Carruurtaada Wax Bar

Waalidow sheekooyinkan isticmaala sidaad carruurtiinna u bartaan casharro muhim ah ee Kitaabka.

Hordhac

Intaad carruurtaada korinaysid erayada buugga Sharciga Kunoqoshadiisa tilmaan bay ku noqon karaan.

CASHARKA 1

Sir Qarsoon aan Rabno Inaan Ogaano

Kitaabku wuxuu ka hadlaa wax qarsoon oo gaar ah. Miyaad jeclaan lahayd inaad waxan qarsoon wax ka sii baratid?

CASHARKA 2

Rebeqah Waxay Doonaysay Inay Yehowah ka Farxiso

Rebeqah oo kale sidee baan u noqon karnaa? Sheekadeeda akhri oo wax ka sii baro.

CASHARKA 3

Raxab Yehowah Bay Aammintay

Ogow sidii Raxab iyo reerkeedii u badbaadeen markii magaaladii Yerixoo la baabbiʼiyay.

CASHARKA 4

Waxay ka Farxisay Aabbaheed iyo Yehowah

Ballantee bay Yeftaah gabadhiisa xajisay? Sidee baan ugu dayan karnaa?

CASHARKA 5

Samuuʼeel Wanaagga Ma Dhaafin

Sidee baa Samuuʼeel ugu dayan kartaa oo waxa fiican u sameyn karta xitaa markay dadka kale waxa xun sameynayaan?

CASHARKA 6

Daaʼuud Ma Cabsanayn

Akhri sheekadan xiisaha leh sidaad u ogaatid Daaʼuud wixii geesi ka dhigay.

CASHARKA 7

Weligaa Ma Cabsatay oo Ma Cidlootay?

Yehowah muxuu Eliiyaah ku yiri markuu kelinnimo dareemay? Eliiyaah wixii ku dhacay maxaad ka baran kartaa?

CASHARKA 8

Yoosiyaah Saaxiibbo Fiican Buu Lahaa

Kitaabka wuxuu inoo sheegaa inay aad ugu adkayd Yoosiyaah inuu waxa fiican sameeyo. Soo ogow siday saaxiibbadiis u caawiyeen.

CASHARKA 9

Yeremyaah Ma Joojin ka Hadalka Yehowah

Muxuu Yeremyaah u joojin waayay inuu Yehowah ka hadlo xitaa markay dadkii ku qosleen oona u xanaaqeen?

CASHARKA 10

Ciise Qof Dhegannugul Buu Ahaa

Mararka qaarkood way adagtahay inaad waalidkaaga dhegeysatid. Bal arag siday sheekadii Ciise ku caawin karto.

CASHARKA 11

Sheekadii Ciisay Qoreen

Bal wax ka baro siddeed nin oo noolaa waqtigii nebi Ciise oo noloshiisa Kitaabka kaga hadlay.

CASHARKA 12

Nin Dhallinyaro ah oo Geesi Ahaa

Wiilkan dhallinyarada ah abtigiis noloshiisuu badbaadiyay. Muxuu sameeyay?

CASHARKA 13

Timoteyos Wuxuu Rabay Inuu Dadka Caawiyo

Sidee baad sidii Timoteyos u heli kartaa nolol farxad badan oo xiiso leh?

CASHARKA 14

Boqortooyo Xukumi Doonta Dunidoo Dhan

Markuu Ciise dunida maammulo sidee bay noloshu noqon doontaa? Maad jeclaan lahayd inaad meeshaas joogtid?