Galitaanka

Waxaan dhaaf oo liiska muhimka gal

Waxaan dhaaf oo shayga gal

Markhaatiyaasha Yehowah

"Injiilkan boqortooyada ayaa dunida oo dhan lagu wacdiyi doonaa."-Matayos 24:14

Markhaatiyaasha Yehowah Ayay Yihiin?

Waxaan ka mid nahay dad boqolaal quruumadood ka yimid oo luqado kale duwan leh laakiinse ku midoobay ulajeeddooyin aan wada wadaagno. Wax walba horteed waxaan u sharafna Yehowah, Ilaaha Bibleka, Abuuraha wax walba. Waxaan ku dadaalnaa inaan nebi Ciise Masiix ku dayanno oo aad baan ugu faraxsanahay inaan iskugu yeerno Kiristaan. Midkeenba waxaan waqtigeena uu isticmaalnaa sidaan dadka u barno waxa Bibleka ku qoran iyo waxyaalaha ku saabsan Ilaahay Boqortooyadiisa. Dadku waxay inoo yaqaannaan Markhaatiyaasha Yehowah sababtoo ah Ilaahay Yehowah baan markhaati u nahay, waayo isaga iyo Boqortooyadiisa baan dadka ku wacdinaa.

Websitekayaga fiiri. Bibleka online akhriso. Baro waxyaalaha nagu saabsan iyo aamminaadayada.

 

Codso Dhigashada Kitaabka Quduuska Ah

Lacag la’aan u dhigo casharro Kitaabka Quduuska ah ku saabsan markay ku habboon tahay.

Wargeysyadan Fiiri

Fiiri wargeysyada cusub oo la soo bandhigay.

Daawo Fiidiyowyo Fara Hadal ku Duuban

Dhigo Bibelka adigo daawanaya fiidiyowyo fara hadal ku duuban.

GAL