ARAG
Qoraal
Sawir

(Baxniintii 15:1)

  1. 1. Yehowah u hees wax walba baa loo sarraysiiya.

    Masaaridii hanweyneed buu badda ku tuuray.

    Yehowah ammaan

    mid kalena ma jiri karo.

    Yehowah la dhaha

    mar hore buu guuleystay.

    (JIIBKA)

    Weligiisba is ma beddelo

    Kan ugu sarreeya caalamkoo dhan.

    Kan baabbiʼiyo cadowyadoo dhan

    Oo magaciisa weynayo.

  2. 2. Arag ummadda Ilaah bay u wada tashadaan

    Oo Fircoon sidiisii bay

    u ceeboobi doonaan.

    Way halaagmayaan

    ma celin karaan Armageddoon.

    Yehowah magaciisa

    baa la ogaan doonaa.

    (JIIBKA)

    Weligiisba is ma beddelo

    Kan ugu sarreeya caalamkoo dhan.

    Kan baabbiʼiyo cadowyadoo dhan

    Oo magaciisa weynayo.

(Eeg Sab. 2:2, 9; 92:8; Mal. 3:6; Muuj. 16:16.)