Ka bood oo aad shayga

Ka bood oo aad tusmada shayga

Markhaatiyaasha Yehowah

Dooro luqad Soomaali

Soo Koobidda Buugga Kitaabka Quduuska ah Muxuu ina Baraa?

Aayado Kitaabeed oo ka jawaabo su ʼ aalo muhim ah.

1. Waa Ayo Ilaahay?

Kitaabka wuxuu muujiyaa kuu Ilaahay yahay iyo siduu inaga dareemo.

2. Kitaabka Quduuska Ah Waa Buug Ilaahay Ka Yimid

Maxaa yaab ka ah buuggan qadiimiga ah?

3. Muxuu Ilaahay Binuʼaadanka u Rabaa?

Kitaabka wuxuu sharxaa sababta ay noloshu u adag tahay iyo siduu Ilaahay dhibta u xallin doono.

4. Ciise Masiix Yuu Yahay?

Ciise waa ka sii weyn yahay qof xusuus mudan oo taariikhi ah.

5. Madaxfurashada Waa Hadiyadda Ugu Weyn oo Ilaah Ka Timid

Shuqulka Ilaahay oo ugu jacayl badan weligeed buu ina anfaci karaa.

6. Markaan Dhimanno Xaggee Baan Aadnaa?

Tacliinta Kitaabka oo dhimashada ku saabsan waxay inaga xoreysaa fekradaha qaldan oo Ilaahay been ka sheego.

7. Sarakicid Baa Jiri Doonto

Dhimashada ma dhammaadkii baa?

8. Boqortooyada Ilaahay Maxay Tahay?

Malaayiin baa u tukado inay Boqortooyada Ilaahay timaaddo. Haddaba waa maxay?

9. Dhammaadka Dunida Muu Dhow Yahay?

Maanta sii sheegidda Kitaabka way rumoobaysaa!

10. Runta Malaaʼigaha ku Saabsan

Malaaʼigaha qaarkood waxay rabaan inay ina caawiyaan kuwo kalena inay wax ina yeelaan.

11. Rafaad Badan Muxuu u Jiraa?

Muxuu Ilaaha Qaadirka ah u oggolaadaa inuu rafaadka sii socdo?

12. Sidee Baad Ilaahay Saaxiib ula Ahaan Kartaa?

Ilaahay aad buu inoo soo dhoweynayaa.

13. Ixtiraam Hadiyadda Nolosha

Aragtida aan ka qabno dhiigga iyo nolosha Ilaah wuu daneeyaa.

14. Reerkaaga Farxad Bay Heli Karaan

Qof walba oo reerka ku jiro waa muhim.

15. Sida Saxan oo Ilaahay Loo Caabudo

Diimaha oo dhan Ilaaha runta ah may inoo geeyaan?

16. Dooro Inaad Ilaahay u Caabuddid Sida Saxan

Saaxiibnimada aan Ilaahay la leenahay waxaa wax u dhimo goʼaammada nolosheenna.

17. Tukashadu Waa Sharaf Weyn

Kitaabka wuxuu baraa muhimadda salaadda iyo sida Ilaahay loogu tukado.

18. Naftayda Ilaahay Ma Siiyaa oo Ma Is Baabtiisaa?

Baabtiiskaaga kahor tallaabooyinkee baad u baahan tahay inaad qaadatid?

19. Yehowah Ha Ka Fogaan

Ilaahay wuu nagu caawiyaa inaan daacad u noqonno.