Ka bood oo aad shayga

Jawaabaha Nolosha ugu Muhimsan Halkee laga Helaa?

Jawaabaha Nolosha ugu Muhimsan Halkee laga Helaa?

Ma waxaa laga helaa . . .

  • cilmi?

  • xigmad adduuneed?

  • Kitaabka Quduuska ah?

 NEBI BAA ILAAHAY KU YIRI

“Waxgarasho i sii . . . Eraygaaga dhammaantiisu waa run.”—Sabuurradii 119:144, 160, Kitaabka Quduuska ah.

Malaayiin qof baa Kitaabka Quduuska ah ka helay jawaabo.

Ma jeclaan lahayd inaad kuwaas ka mid noqotid?

Websiteka jw.org ayaad caawimaad ka heli kartaa.

 SUʼAALAHAN MUHIMKA AH MIDDEE BAA AAD UGA FEKERTAA?

Jawaabaha Bibleka ka hel jw.org.

(Sidaad u akhrisatid ama u download gareysatid aad WARGEYSYADA › BUUGAG IYO QORMO)