Ka bood oo aad shayga

Ka bood oo aad tusmada shayga

Suʼaalahan oo Kale Weligaa Ma Isweyddiisay?

Suʼaalahan oo Kale Weligaa Ma Isweyddiisay?
  • Maxay dhibaatooyin badan dunida uga jiraan?

  • Halkee baad ka heli kartaa xigmadda ad ugu adkaysan kartid dhibaatooyinka nolosha?

  • Ilaahay adiga ma ku daneeyaa?—1 Butros 5:6, 7.

  • Sidee baad Ilaahay iyo doonistiisa wax uga sii baran kartaa?

Malaayiin qof ayaa suʼaalahan u helay jawaabo fiican markay Kitaabka Quduuska ah barteen. Adiga xitaa jawaabo waad heli kartaa.

Haddii ad rabtid xog dheeraad ah, soo saarayaasha majalladdan bilaa lacag uga codso buugga Iimaan Run ah Waa Waddada Nolol Farxad Leh ama ka akhriso www.jw.org.